Madaxweyne caan ah oo kasoo horjeestay in si deg deg ah loogu hambalyeeyo Joe Biden 

Qaar kamid ah Hogaamiyaasha wadamada Caalamka ayaa si deg deg ah hambalyo ugu diray Musharaxa ku guuleestay Doorashada Madaxweynaha dalka Mareykanka Joe Biden, xili aan wali si rasmi ah loogu dhawaaqin cida ku guuleesatay doorashada. Madaxweynaha dalka Mexico Andres Manuel Lopez Obrador, oo Warbaahinta la hadlay ayaa sheegay in loo baahan yahay in aan lagu … Continue reading Madaxweyne caan ah oo kasoo horjeestay in si deg deg ah loogu hambalyeeyo Joe Biden